Maxbuus Xuseen Barakaat oo geeriyooday iyo Sababta Geeridiisa oo la ogaaday

Siyaasi caan ah oo u dhashay dalka Baxreyn horeyna loogu riday xukun xabsi daa’in ah ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday, waxaana siyaasigan wararku sheegayaan in uu u geeriyooday xanuunka Covid-19. Xuseen Barakaat oo 48-sano jir ahaa ayaa ku xirnaa xabsiga ugu weyn ee dalka Baxreyn waxaana siyaasigan markii xaaladiisa xumaatay loola cararay isbitaalka  Salmaaniyah … Continue reading Maxbuus Xuseen Barakaat oo geeriyooday iyo Sababta Geeridiisa oo la ogaaday